Mar keliya ayaa waxa agtayada soo joogsaday baabuur Laankuruusar ah. Waxa saaran guddoomiyaha gobolka Togdheer. Waxa aanu ahayn saddex nin oo dhalinyaro ah oo inta ay fadhi haleeli waayeen sare-joogga isku waraysanaya.
Sunday, November 29, 2015
Friday, November 20, 2015
Safarkaygii Dooxo-guban. Qalinkii: Cabdishakuur Heersare
Waxa aanu ka ambabaxnay magaalada Hargeysa. Annaga oo afka
saarnay waddada isku xidha Hargeysa iyo Berbera. Waxa aanu ka koobnayd
laba qof. Baabuurka waxa waday Xiis Saleebaan Nuur.
Subscribe to:
Posts (Atom)
-
Waxa muddooyinkan la arkaa in Hargeysa noqotay magaalo cagta saartay jidkii horumarka iyo dhismaha. Waxay si mug leh uga soo kabanaysaa...