Monday, May 30, 2016

Sidii Aanu Isu Fahannay. Qalinkii: Cabdishakuur Heersare


Markii aanu soogalnay waanu yara naxnay. Waayo? Waxa aanu ka soo baxnay shaqo oo waxa aanu rabnay in aanu nasanno oo bun iyo sharaab aanu cabno.