Shaqada saxaafadda ama weriyenimadu waa shaqo adag oo u
baahan aqoon, karti, hal-abuurnimo, feejignaan iyo xog-raadin marar badan ku
dhisan xeeldheeri. Ma aha shaqo microphone ka uun inta la qaato wax la soo
duubo ama wax la iska duubo.
Subscribe to:
Comments (Atom)
-
Waxa muddooyinkan la arkaa in Hargeysa noqotay magaalo cagta saartay jidkii horumarka iyo dhismaha. Waxay si mug leh uga soo kabanaysaa...
-
Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa cabasho xooggan ka muujiyey cashuuro ay dawladda Hoose boqolb...
-
Marka qof uu la kulmo caajisnimo (laziness) iyo joogtayn la’aan (lack of consistency) taasoo ka hor istaagta horumarinta noloshiisa ama sh...
