HeersareMuxumed
Ballanteennu waa fikir wadaag iyo falanqayn toolmoon
Friday, May 29, 2015
Safarkii xiisaha badnaa!
Wuxuu ahaa safar guure, dheelmasho, galab-carrow iyo kallahaad inta ba isku darsaday. Waxa aan ka baqoolay magaalada Hargeysa aniga oo u sii jeeday meel aan muddooyinkaa ba rabay in aan tago. Waxa aan sii xawaareeyaba gaadhay bartii aan beegsanayay.
Read more »
Newer Posts
Older Posts
Home
Subscribe to:
Posts (Atom)
Kumanka Soomaal Ee Kaw Isaga Siiyey | Kasi Waayey Wuxu Waa Siyaasad Waad...
Hargeysa: Caasimad Dhismaysa Oo Bilic U Baahan + Sawirro
Waxa muddooyinkan la arkaa in Hargeysa noqotay magaalo cagta saartay jidkii horumarka iyo dhismaha. Waxay si mug leh uga soo kabanaysaa...
Maxay Tidhi Ilhaan "Qaar Soomaali Sheegta?" Reer Somaliland Soomaali Ma ...
"Dadkan Muddada dheer xidhnaanaya, Sharci kuma Xidhna Ee Xal bay Ku Xidh...