Arrinta aan ka hadli doonaa waxay i xusuusisay horraantii sagaashanaadkii waxa aan ka
mid ahaa arday wax ka baran jirtay dugsi ku yaalla dariiqada Xaaxi oo
ka tirsan gobolka Daad-madheedd (Oodweyne). Xilliyadaasi waxay ahayd
intii aanay Somaliland hagaha adag ku taagnayn oo dagaallo ayaa iska
jiray.
Thursday, July 16, 2015
Monday, July 13, 2015
Askarigii Sharafta la hoyday oo qoyskiisii deeq ay ku farxeen la gaadhsiiyey.
Wuxuu
ahaa askari ay geeridiisu dad badan taabatay. Shaqadiisa oo uu ku
fiicnaa, dadka oo uu si fiican ula dhaqmi jiray, xilkasnimo iyo aqoon
uu u lahaa shaqada uu qabanayey ayaa ka dhigtay in laga murugoodo
geeridiisa. Ibraahin Faarax Diiriye oo ku magac-dheeraa Kalabaydh
wuxuu ka tirsanaa ciidanka nabadgelyada waddooyinka ee Somaliland.
Wuxuu ka hawlgeli jiray magaaalada Hargeysa.
Subscribe to:
Posts (Atom)
-
Waxa muddooyinkan la arkaa in Hargeysa noqotay magaalo cagta saartay jidkii horumarka iyo dhismaha. Waxay si mug leh uga soo kabanaysaa...