Qofka naftiisa beenta u sheegaa waa qof been la nool oo kalsoonidu ka dhaawacan yahay! Sida dadka cudurkaarka badan ee mar kasta wax dib u dhiga; dadka aan runta iyo xaqiiqooyinka nolosha aan waajihin. Qof raba in uu been ku sasabo naftiisa xilliyada adag, ee go'aanqaadashada qumman ay ku gedaaman yihiin caqabado adag.

No comments:
Post a Comment