Muuqaalkan kooban, ayuu Cabdishakuur Muxumed "Heersare" kaga hadlayaa saddex ka mid ah dadka dadka wax bartay ee xilligan gabay kaalintii qummanayd ee ay bulshada ku lahaayeen — doorka hagidda, hal-abuurka, iyo hormoodnimada horumarinta bulshada. https://www.youtube.com/shorts/PCuQZ-vd2rc
Saddex Ka Mid ah Dadka Wax Bartay Ee Kaalintoodii Gabay: Habranaaye, Holombaynaaye iyo Hoganaaye!
No comments:
Post a Comment